BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Trump oo Israa'iil ka codsaday in aanay dilin hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan
Israa'iil ayaa markii ugu horraysay weerar ku qaadday kaabayaasha nukliyeerka Iiraan iyo bartilmaameedyo kale, Jimcihii.
TOOS, Iiraan oo weerar cusub ku qaadday Israa'iil kadib markii laga dilay saraakiil militari
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC Somali
Waa maxay sababta calanka Cas looga taagay masjidka Jamkaran ee magaalada Qom?
Calanka Cas ayaa hore loo taagay kaddib markii lagu dilay hoggaamiyhii Xamaas, Ismaaciil Haniyeh magaalada Tehran iyo sidoo kale waxaa calanka la taagay kaddib dilkii janaraal Qassem Soleimani.
Muuqaallo muujinaya burbur soo gaaray goobaha nukliyeerka Iiraan
Sawirrada oo ka yimid labo meel oo kala duwan ayaa lagu arkayaa waxyeellada gaartay saldhigga nukliyeerka ee Natanz iyo sidoo kale saldhig gantaallo oo ku yaal koonfurta magaalada Tabriz.
Sidee ayay u shaqeeyaan hannaanka difaaca ee Israa'iil ay uga hortagto gantaalaha?
Iron Dome ayaa loo nashqadeeyay si uu uga hortago gantaallada riddada dhow ee khatarta ku ah Israa'iil.
"Waa wax wadnaha ku culus " Israa'iiliyiin kormeeray khasaare ka dhashay magaalo uu ku dhacay gantaal ka yimi Iran
Markii ay daqiiqado yar kadib soo baxeen, waxay arkeen daaqadihii oo jajaban, bus iyo burbur daadsan qolka hore.
Falanqeeyayaal Soomaali ah: Sidee ayay noqon kartaa saamaynta weerarka Iran iyo Israa'iil?
Sidee falanqeeyayaashu Soomaalidu u arkaan dagaalka Israa'iil iyo Iiraan?
Iiraan ma bilooyin ayay u jirtay soo saarista bambada nukliyeerka?
''Haddii Netanyahu ay dhiirrigalisay khatarta soo saarista hubka nukliyeerka, Israa'iil waxaa ay sirdoonkaasi la wadaagi lahayd Maraykanka''.
Dhalinyarada Hargeysa ku nool ee isku xira bukaannada dhiigga u baahan iyo kuwa dhiigga u shuba
Maalintan oo Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka ee WHO, u aqoonsatay in ay noqoto maalin la isku wacyi geliyo muhiimadda ay leedahay in dadku shubaan dhiigga si loo badbaadiyo nafaha.
Wax badan ka ogow gantaalaha guuxooda ka dheereeya ee Hypersonic ee ay Iiraan heysato
Iran waxay sheegtay in gantaalkan uu wax ka beegsan karo ilaa masaafo gaadha 1,400 kiilomitir sidoo kale uu ku socon karo xawaare sare oo gaadha ilaa Mach 15 oo 5 km ilbiriqsigii kahor inta uusan ku dhicin bartilmaameedkiisa.
Dagaalka Iiraan iyo Israa'iil: Maxay yihiin waxyaabaha ugu xun ee dhici kara?
Hadda dagaalka u dhexeeya Israa'iil iyo Iiraan ayaa u muuqda mid ku kooban labada waddan. Qaramada Midoobay iyo meelo kale ayaa waxaa ka socda baaqyo ballaaran oo ku aaddan xakameynta dagalka.
Janaraaladii ciidamada iyo raggii kale ee muhiimka ee Iiran looga dilay weerarkii Israa'iil
Weerarada Israa'iil ayaa sidoo kale lala beegsaday tiro kale oo saameyn ku leh barnaamijka Nukliyeerka Iran, oo ay ku jiraan lix saynisyahano nukliyeer ah, sida ay sheegtay wakaalada wararka Tasnim ee xiririka la leh IRGC.
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Juunyo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 13 Juunyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 13 Juunyo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 12 Juunyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.